calendar_todaydevice_thermostat
Ugu Dambeeyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha DhexeMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha Dhexe

Ciyaaraha

Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025

Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025 — SONNA
Dooxa (SONNA): Xulka kubadda cagta Qarankeena Soomaaliya ayaa galabta guuldarro aysan u qalmin kala kulmay dhiggooda Oman, kuwaas oo ay ku wada ciyaareen kulan ka tirsan isreeb-reebka Koobka FIFA Arab Cup 2025. Ciyaarta oo ka dhacday garoonka Abdullah Bin Khalifa Stadium ee magaalada Dooxa ee dalka Qatar ayay xidigaha Xulka Soomaaliya soo bandhigeen ciyaar xamaasad leh oo ay marar badan ku gacan sarreeyeen. Garoonkuna wuxuu ahaa mid ay goobjoog ka ahaayeen taageerayaal badan oo si weyn u dhiirrigelinayay ciyaartoyda Xulka Qarankeenna. Si kastaba ha ahaatee, ciyaarta oo waqtigeedii caadiga ahaa kusoo dhammaatay 0–0 ayaa labada xul lagu kala saaray gool-kulaad, waxaana 4–1 ku badiyay Xulka Oman.
La wadaag