Wararka
Madaxweynihii ugu horeeyey HirShabeelle oo Xalay geeriyooday

Xayeysiis
Allaha u naxariistee Madaxweynihii ugu horeeyey ee dowlad goboleedka HirShabeelle Cali Cabdullahi Cosoble ayaa xalay geeriyooday, sida ay ehelladiisu u xaqiijiyeen Warbaahinta Qaranka.
Marxuumka ayaa xanuunsanaa muddooyinkii lasoo dhaafay, waxaana lagu xusuustaa doorkiisii dowlad-dhiska Soomaaliya, isagoo xilal kala duwan ka soo qabtay dowladda federaalka, ka hor intii uusan Madaxweyne ka noqon HirShabeelle.
إِنَّا لِلَّٰهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ
La wadaag



