
Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo daahfuray nidaam casri ah oo ku saabsan adeegyada amniga gaarka ah
Waxaa qoray Dahir Aadan Cali — Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Amniga Gudaha XFS Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa si rasmi ah u furay munaasabadda daahfurka nidaam casri ah oo loogu talagalay diiw…






