Wasaaradda Gaadidka iyo Duulista Hawada JFS oo Raalligelin ka Bixisay Dhacdadii Shirkadda Salam Air, Ballanqaadayna Tallaabooyin Sharci ah
Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Gaadidka iyo Duulista Hawada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (M Hon. Maxamed Faarax Nuux, ayaa si buuxda uga raalli-galiyey maamulka i…
SONNA
Ugu Dambeeyay

DOWLADDA OO SI ADAG U CAMBAAREYNEYSA SOO NOQOSHADA BURCAD-BADDEEDKA, UNA YEERTAY ISKAASHI IYO TAAGEERO CAALAMI AH
Muqdisho,(SONNA):- Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaaraynaysaa soo noqoshada falalka burcad-badeednimada ee ka dhacaya xeebaha Puntland ee Soomaaliya. Tan i…

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo booqasho ku tegay safaaradda JFS ee magaalada Beejiin
Muqdisho,(SONNA):- Wafdiga uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha XFS Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil ayaa booqasho ku tagay Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee magaalad…

HABDHOWRAHA GOLAHA SHACABKA OO KULAN LA QAATAY GUDDIGA ARRIMAHA DIBADDA EE GOLAHA SHACABKA
Muqdisho(SONNA):-Hab-dhowraha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Xasan (Nuux) oo uu wehliyo Xoghayaha Guud ee Golaha…

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo kulan Sagootin ah la Qaatay Agaasimaha Guud ee OIC ee Soomaaliya
Muqdisho(SONNA):-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabilay Danj…

Wasiirka Waxbarashada oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Aljeeriya ee Soomaaliya
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaa…

Taliska Booliska Gobolka Banaadir oo kulan dhiirrigelin ah la qaatay ardayda kaalmaha hore ka galay Imtixaanka Qaranka
Muqdisho(SONNA):-Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir, G/le Sare Mahdi Cumar Muumin, iyo Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa kulan dhiirrigelin ah la qaatay ardaydii kaalmah…
Caalamka
“Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-CadaalaKoofur Galbeed, waxaa ka socda hardan dimuquraadi ah oo aad u xoog badan, kaas oo ay ku baratamayaan dhamaan daneeyayaasha Doorashooyinka isku sidkan. Waxaa jooga Siyaasiyiin iska…
Wasaaradda Qoyska oo daahfurtay tababar ku saabsan doorka haweenka ee geeddi-socodka nabad-dhiska SoomaaliyaMuqdisho(SONNA);-Wasaaradda Qoyska, Horumarinta iyo Xuquuqul Insaanka Soomaaliya oo kaashanaysa IGAD ayaa Muqdisho ka daahfurtay tababar ku saabsan doorka haweenka ee geeddi-socodk…
Garsoore Cumar Cartan waxaa laga yaabaa inay sidaasi kheyr ugu jirtoGarsoore Cumar Cabduqaadir Cartan oo loo diiday inuu galo dalka Mareykanka si uu u dhex dhexaadiyo Koobka Adduunka 2026 ayaa Talaadadii dib ugu laabtay dalkiisa isagoo ka dhoofay I…
Jacaylka Af Soomaaliga iyo Ardayda ShiinahaMagacaygu waa Cabdilaahi Ismaaciil Cabdilaahi, waxaanan ka shaqeeyaa Jaamacadda Daraasaadka ee Afafka Dibadda ee Beijing ( BFSU) (Beijing Foreign Studies University) ee Shiinaha, h…
- • XOG:Soomaaliya oo ka mid noqon karta 10-ka Dal ee ugu keydka Shidaalka badan Adduunka
- • Shirweyne lagu dersayo maalgashi dhex mara dowladda iyo ganacsatada oo ka furmay Muqdisho
HABDHOWRAHA GOLAHA SHACABKA OO KULAN LA QAATAY GUDDIGA ARRIMAHA DIBADDA EE GOLAHA SHACABKAMuqdisho(SONNA):-Hab-dhowraha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Xasan (Nuux) oo uu wehliyo Xoghayaha Guud ee Golaha…
- • Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo kulan Sagootin ah la Qaatay Agaasimaha Guud ee OIC ee Soomaaliya
- • Wasiirka Waxbarashada oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Aljeeriya ee Soomaaliya
Soomaaliya iyo Aljeeriya oo xoojinaya xiriirkoodaFaallo; Soomaaliya iyo Aljeeriya ayaa sii xoojinaya xiriirkooda taariikhiga ah, kadib booqasho rasmi ah oo uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuu…
- • Jaamacadda Ummadda iyo Machadka Al Jazeera oo daah-furay laab warbaahineed cusub
- • Madaxweynaha oo guddoomiye cusub u magacaabay Jaamacadda Ummadda
Maqaallada

Bannaanbaxu waa xaq dastuuri ah, balse fowdo ma aha
Juun 9, 2026
Warbixin cusub oo ku saabsan Markabka qodista Ceelka Shidaalka ‘Curad’
Juun 3, 2026
Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
Maayo 31, 2026
Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
Maayo 11, 2026
“Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
Abriil 29, 2026
12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
Abriil 12, 2026
Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
Abriil 11, 2026
Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
Abriil 9, 2026
Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
Abriil 5, 2026Soomaaliya Isku Eeg
Muqdisho waa magaalada ugu weyn Soomaaliya iyo caasimadeeda. Waxay ku taal gobolka Banadir ee xeebta Badweynta Hindiya, waxayna ahayd deked muhiim ah kumanaan sano.
Qaab-dhismeedka Hay'adaha
Dowlad-goboleedyada Federaalka
Xaqiiqooyin Tirakoob
Muqdisho waa magaalada ugu weyn Soomaaliya iyo caasimaddeeda. Waxay ku taallaa gobolka Banaadir xeebta Badda Hindiya, waxayna u adeegtay deked muhiim ah kun sano. Iyada oo ah xarunta Dowladda Federaalka, waxay u tahay xaruunta siyaasadda, ganacsiga, iyo dhaqanka Soomaaliyeed.
Qulqulka Gobolka
Banadir
- Politics
Mogadishu Hosts Federal Cabinet on Digital ID Rollout
Ministers reviewed nationwide registration targets as enrollment centres expand across Banadir.
- Economy
Port of Mogadishu Records Highest Monthly Cargo Throughput
Customs officials report a surge in container traffic linked to regional trade agreements.
- Security
Banadir Police Launch Community Policing Initiative
New patrol units aim to strengthen security coordination in commercial districts.









