calendar_todaydevice_thermostat
Ugu Dambeeyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha DhexeMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha Dhexe

Ciyaaraha

Bulshada Soomaaliyeed oo ka falcelisay soo celinta Garsoore Cumar Cartan

Bulshada Soomaaliyeed oo ka falcelisay soo celinta Garsoore Cumar Cartan
Bulshada Soomaaliyeed oo ka falcelisay soo celinta Garsoore Cumar Cartan — SONNA
Muqdisho (SONNA): Kumanaan shacab ah ayaa maanta banaanbax garab istaag ah ugu sameeyey Stadium Muqdisho garsoore sare Cumar Cabdulqaadir Cartan oo ka mid ahaa garsoorayaasha xiriirka caalamiga ah ee FIFA u xushay inuu qayb ka noqdo garsoorayaasha koobka Adduunka 2026, balse laga soo celiyay Maraykanka. Garsoore Cumar oo maanta Muqdisho ay ku soo dhaweeyeen madax ka tirsan dowladda FS ayaa sidoo kale bulshadu ku maamuustay banaanbaxan oo lagu muujinayo sida bulshada Soomaaliyeed ula dareen tahay una garab taagan tahay. Dhinaca kale bulshada Soomaaliyeed ee dalka iyo dibadba ku nool ayaa iyaguna ka falceliyey soo celinta Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan.  
La wadaag