calendar_todaydevice_thermostat
Ugu Dambeeyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha DhexeMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha Dhexe

Ganacsiga

Bandhig dalagga beeraha ah oo lagu qabtay Buuloburte

Bandhig dalagga beeraha ah oo lagu qabtay Buuloburte
Bandhig dalagga beeraha ah oo lagu qabtay Buuloburte — SONNA
Muqdisho-(SONNA)-Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Hirshabeele iyo kan degmada Buulaburte ayaa  ka qeyb galay bandhig ay sameeyeen iskaashatada Beeralayda degmada Buulaburte ee gobolka Hiiraan. Iskaashatada ayaa soo bandhigay dalagyada ay beertaan oo kala ah qudaarta noocyadeeda kala duwan, waxayna sheegeen in ay u baahan yihiin horumarin lagu sameeyo beeraha si loo kordhiyo wax soosaarka dalagyada dalkeennu hodanka ku yahay. Ujeedka bandhiggaan ayaa ahaa kobcinta guusha waarta ee wax soosaarka ka faa’iideysiga nidaamka beeralayda yaryar ee degmada Buulaburte ee Gobolka Hiiraan.
La wadaag