calendar_todaydevice_thermostat
Ugu Dambeeyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha DhexeMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha Dhexe

Gudaha

Taliska Booliska Gobolka Banaadir oo kulan dhiirrigelin ah la qaatay ardayda kaalmaha hore ka galay Imtixaanka Qaranka

Taliska Booliska Gobolka Banaadir oo kulan dhiirrigelin ah la qaatay ardayda kaalmaha hore ka galay Imtixaanka Qaranka
Taliska Booliska Gobolka Banaadir oo kulan dhiirrigelin ah la qaatay ardayda kaalmaha hore ka galay Imtixaanka Qaranka — SONNA

Muqdisho(SONNA):-Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir, G/le Sare Mahdi Cumar Muumin, iyo Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa kulan dhiirrigelin ah la qaatay ardaydii kaalmaha hore ka galay Imtixaanka Qaranka ee Dugsiyada Sare.

Taliyaha ayaa xusay in ardaydu ay mudan yihiin maamuus iyo dhiirrigelin, isagoo sheegay in mar walba la garab taagan yahay. Waxa uu sidoo kale ku boorriyay ardayda inay sii wadaan dadaalkooda iyo hanka waxbarasho, si ay mustaqbalka ugu noqdaan kuwo waxtar u leh dalkooda iyo dadka Soomaaliyeed.

Taliyaha Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir, oo hore ugu ballanqaaday ardayda kaalmaha hore gashay dalxiis, ayaa magaalada Jowhar u dalxiis geeyay ardaydii kaalmaha hore ka gashay Imtixaanka Qaranka ee Dugsiyada Sare.

FB_IMG_1788691867444.jpgFB_IMG_1788691871418.jpg

FB_IMG_1788691850087.jpg

La wadaag